Ciidamada Kenya oo dagaal looga saaray degaan ka tirsan Jubbooyinka

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda Kenya, kuwa Jubbaland iyo xoogag ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka dhacay saaka degaanka Diif ee gobolka Jubada hoose Sida wararku sheegayaan dagaalkaan ayaa yimid, kadib markii xoogag ka tirsanĀ  Al Shabaab ay dhowr jiho ka weerareen saldhiga ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin Deegaankaasi. Al-Shabaab ayaa warar … Continue reading Ciidamada Kenya oo dagaal looga saaray degaan ka tirsan Jubbooyinka